dembitirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dembitir². ld dambitir¹, dambitirid, dembitirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dembitir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Baabi'inta raadka dembi la galay. ld dembitirid.
  2. Dembi raadkiisa baabi'in. ld dambitir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dambitir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dembitirid.
  2. ld dembitir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dambitirid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dembitirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur