demokarasiyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld demokarasiya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

demokarasiya

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Talis dawleed oo ku dhisan xukun uu dadweynuhu maamulo. ld demokarasiyad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur