derderan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. ld dardaran¹.
  2. ld dardaran².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dardaran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.
  2. Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur