derejee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-jeeyay, -jeysay)

Macnaha:

  1. ld darajee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

darajee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-jeeyay, -jeysay)

Macnaha:

  1. Qof, si xushmad iyo qaddarin ku jirto ula dhaqmid. ld derejee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur