deridhacyayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg deridhacyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

deridhacyee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. 1. Qof socda tabardarro awgeed hadba dhan u liicid. 2. Qof dan la'aan u wareegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur