darsinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Laba iyo toban (12) shey, isku nooc ah oo meel ku wada jira. ld darsan¹, dersin.