deynle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof, qof kale deyn ku leh. ld deynlow.

deynlow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld deynle.