deynsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg deynso. ld deynsad.

deynso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Lacag iwm cid ka amaahasho.

deynsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld deynsasho.