dhaabadeysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaabadeysan. ld dhaabadeysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaabadeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaabadeysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhaaba- deysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur