dhaabaloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Qallaco awrta qooqani isu geysato kolkay dagaallamayaan; qaniinyo. 2. Gubaabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaniinyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Ilkaha oo si xoog leh wax loogu qabto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0