dhaabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Wax meel ku mudasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur