dhaabdhaab

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-bay, -btay)

Macnaha:

  1. Wax, wax kale xoog ugu mudid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur