dhaabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaaban². ld dhaabnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaaban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Wax meel lagu dhaabay noqosho.
  2. Wax meel lagu dhaabay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhaabnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur