dhaaddanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaaddan. ld dhaaddanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaaddanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax ladnaani ka muuqato ahaansho (nafley).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhaaddanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg dhaaddanow. ld dhaaddanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0