dhaaddi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhedo.

Lamidka: Dhedo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhedo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur