dhaadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaadi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaadi

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof wax u muujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur