dhaadnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaadan. ld dhaadnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaadan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax qoobka laga xiray ahaansho (neef). 2. Wax la tolay ahaansho (dheri, xeero, burjiko iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaadnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhaadnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur