dhaado
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Dhaad ka xirasho (neef). 2. (f.g) Gabar doonid. 3. (f.mg) Ku dh.: cid si kalsooni ah isugu hallayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

