dhaafdhaafsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaafdhaafsan. ld dhaafdhaafsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaafdhaafsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Is dh.: wax la dhaafdhaafiyay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhaafdhaafsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dhaaf- dhaafsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0