dhaafiye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Warqad sharciyaysan oo hal dal mar lagu geli karo lagagana soo noqon karo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur