dhaafsiisnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaafsiisan. ld dhaafsiisnaansho.

dhaafsiisan

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho.

dhaafsiisnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhaafsiisnaan.