dhaameelQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Abqo.Lamidka: AbqoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
abqoQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Miro dhuuban, galoolan, dhexda iniino ku leh, quracu bixiyo oo xooluhu cunaan; dhameel. ld aqbo, qabco.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0