dhaamnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaaman. ld dhaamnaansho.

dhaaman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)

Macnaha:

  1. Dhar iwm wax la dhaamay ahaansho.

dhaamnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhaamnaan.