dhaansanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaansan. ld dhaansanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaansan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Weel wax buuxa ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaansanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhaansanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur