dhaansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaanso. ld dhaansad, dhaansi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaanso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Weel buuxsasho. 2. (f.mg) Gaadiid biyo meel fog uga doonasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaansad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaansasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaansasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur