dhaantayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaantee.

dhaantee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-teeyay, -taysay)

Macnaha:

  1. Dhaanto cayaarid.