dhaarsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaarsan. ld dhaarsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaarsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Qof, wax dhaartay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhaarsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dhaarsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0