dhaarsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaarso. ld dhaarsad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaarsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Qof dhaar marsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhaarsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhaarasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0