dhaawacnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaawacan². ld dhaawacnaansho.

dhaawacan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Macnaha:

  1. Wax dhaawac gaarey noqosho.
  2. Wax dhaawac gaarey ahaansho.

dhaawacnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhaawacnaan.