dhaawoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-wday, -watay)Macnaha:1. Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhawoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-wday, -watay)Macnaha:ld dhaawo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0