dhabaabacee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)

Macnaha:

  1. Hab dhabaabaco ah u ordid (geel).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur