dhabaalayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabaalee. ld dhabaalo.

dhabaalee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. 1. Dhabaale ku dhufasho. 2. Gubaabin.

dhabaalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabaalayn.