dhabaqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabaqso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhabaqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax macaan cunid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur