dhabar-adkaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabaradag. ld dhabar-adayg, dhabar-adkaansho.

dhabar-adayg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Adkaysi loo yeesho hawl. ld dhabar-adkaan.

dhabar-adkaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhabar-adkaan.