dhabar-garaacasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabar-garaaco. ld duud-garaacasho.

dhabar-garaaco

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-cday, -catay)

Macnaha:

  1. Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duud-garaaco.

duud-garaacasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabar-garaacasho.