dhabar-garaacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabar-garaac². ld duud-garaacid.

dhabar-garaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xoog kula bixidda gabar la guursanayo. ld duud-garaac¹.
  2. Gabar la guursanayo xoog kula bixid. ld duud-garaac².

duud-garaacid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabar-garaacid.