dhabarjebinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Heerka bislaanshaha miraha ee gahayrnimada ka dambeeya.eeg dhabarjebi. ld dhabarjebis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhabarjebiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Qof hawl dhib badan ku qabasho. 2. Gadaal ka soo wareerid (cadaw iwm).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhabarjebisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhabarjebin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00