dhabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabo. ld dhabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur