dhabbaco

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-cday, -catay)

Macnaha:

  1. Dhabbac u jiifsasho (qof). ld dhambacaadso.

dhambacaadso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld dhabbaco.