dhabbayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabbee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhabbee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. 1. Waddo si joogto ah u marid. 2. Xaskul la duugay tumid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur