dhabbisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhabbisid.1. Is dh.: wax hurda iska dhigid. 2. U dh.: wax u qabasho.