dhabcan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xaar lo'aad oo qoyan; faanto. ld dhabcaan.

faanto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xaar lo'aad oo qoyan.

dhabcaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabcan.