dhabiiltan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Si dhab ah oo loo xisaabtamo. ld dhabiiltamid.
  2. Si dhab ah u xisaabtamid.

dhabiiltamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabiiltan². ld dhabiiltan¹.