dhabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaban³. ld dhab- naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaban

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Wejiga labadiisa dhinac midkood.
  2. (xis.) Tiro laba u qaybsanta.
  3. Wax la dhabay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur