dhabuulaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Raad dad oo isku noqnoqday.
  2. Raad dad isku noqnoqasho.