dhacamaggal

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. ld dhacmaggal.

dhacmaggal

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Maqal ari oo aad u yar yar. ld dhacamaggal.