dhacarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhacari. ld dhacaris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhacari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Xoolo meel dhacar leh soofin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhacaris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhacarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur