dhacarso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld dhacaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhacaro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Dhul oomane ah oo dhacar leh, xoolo ku hayn oo ku dhaqaalayn; dhaqar daaqid. ld dhacarso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur