dhacdhicidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhacdhac². ld dhacdhac¹ (5), dhicdhicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhacdhacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi. 2. Hal hal u qubasho; daadad. 3. Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.1. Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin. 2. Dhawr mar dhicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhicdhicidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhacdhicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0