dhacmiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Ood xaro xoolaad afka ka saarid. 2. Ood weyn, cufan, xero ku adkayn. ld dhacami.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhacamiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld dhacmi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00